HomeHome

 
New Somali prime minister visits Italy
December 17, 2000
Web posted at: 2:27 PM EST (1927 GMT)
ROME, Italy (Reuters) -- Somalia's Prime Minister Ali Khalif Galaid arrived in Rome with a delegation of ministers and businessmen on Sunday on a three-day visit in Italy.
Ali Khalif was accompanied by Foreign Minister Ismail Mahamud Hure, Interior Minister Dahir Sheikh Mohamed, the finance and reconstruction ministers and a group of deputies and businessmen.
Ali Khalif, who was named prime minister by President Abdiqassim Salad Hassan in October, will meet Prime Minister Giuliano Amato and Foreign Affairs Undersecretary Rino Serri on Monday.
On Tuesday, he is due to meet the foreign affairs committees of Italy's upper and lower houses of parliament. He will fly back to Mogadishu on Wednesday.
President Abdiqassim Salad was elected by a parliament-in-exile in neighboring Djibouti in late August. The country had not had a central government since dictator Mohamed Siad Barre was ousted in 1991.


In what could be an important step for the peace process in
 Somalia, one of the faction leaders opposed to the new
administration of President Abdulkassim Salat Hassan,
has now declared his support for it.


This is a significant step towards reconciliation
President Abdulkassim

At a ceremony in the capital, Mogadishu, Hossein Haji Bod signed
an agreement that his faction would back the new government.
He said he wanted to work for reconciliation among all Somalis.
"I took the decision after I considered the difficulties our people a
re facing," he said.
He denied that he had accepted a government post or money and
said he was now going to put his armed vehicles and militiamen
behind the government.
"I have to lend my moral and material support to the administration,
because I have renounced my previous position for the sake of the Somali people," Mr Bod said.
Correspondents say that the decision could be a significant move
 towards internal political reconciliation.
Security
Until recently Mr Bod was aligned with Hossein Aideed and
other militia leaders strongly opposed to the peace process that
emerged from the Djibouti peace conference earlier this year.
His stronghold is north Mogadishu and he is a former deputy to
Ali Mahdi Mohammed, who is now a member of the 245-strong assembly .
President Abdulkassim expressed his happiness at Mr Bod's
decision saying that the government now considered him "a
Somali elder working for peace and reconciliation.".
"This is a significant step towards reconciliation," he said.
The government has pledged to disarm the militia and their
 warlords, who have split the country into ruling fiefdoms.
Thousands of gunmen have joined up to provide security
or the new administration in Mogadishu.
But there have been attacks on prominent supporters of the peace
process in recent weeks.
And the faction leaders have ordered their fighters not to join the
 government's new forces.
Only two days ago five Mogadishu faction leaders opposed to the
new government met but failed to reach an agreement on forming
 a stronger alliance that could have threatened the existence of the
government.
KOR/UP
Hero's welcome for Somali president
Baydhabo

Somalia's new President Abdulkassim Salat Hassan, has arrived in
Mogadishu to a hero's welcome and tight security.
Mr Salat who is his country's only elected
president in a decade arrived with his
newly-appointed prime minister, Ali Khalif Galayadh, and
members of his transitional
government.
He was appointed by a number of clan elders and other senior figures
 at aspecial conference in Djibouti in August with the help of East African
leaders, but not all the warring Somali factions accept him as a legitimate choice.
A convoy of about 100 vehicles carrying Mr Salat and his entourage
drove through the streets of north
 Mogadishu and included 1,000 heavily-armed security guards.
Hero's welcome
The president was welcomed at a military airstrip just outside the capital
and was treated to a national anthem and a red carpet.
Children climbed trees and lined the streets as women dressed in
traditional clothes sang his welcome.
Nr 4
Others lined the streets waving flags and flowers to welcome the ne
w president.
Mr Salat's motorcade raced through the streets of north Mogadishu
to hotel Ramadan which will be his temporary home.
One enthusiastic teenager, 14-year-old, Abdallah Issaq summed up
what the war-torn country needed.
"We need a president and security. There is no education.
We need schools," he said as he waved a flag to welcome the president.
Estimates say up to a million people have been
killed in a civil war among the divided clans of Somalia.
Future challenges
After several failed peace conferences Somalia's
245 member parliament elected Mr Salat at a specially
convened conference in Djibouti.
Prime Minister Ali Khalif Galayadh has promised to announce
his cabinet in a few days.
Speaking to journalists before arriving with the president in
Mogadishu, he admitted that he faced a daunting challenge.
"I think we have a handle on the issue of security. There may
be some freelance elements, or one or two hotheads, but as
far as we can tell there is no organised resistance," he said.
Most of the clans from the north of the country say they will
not recognise the government.
The BBC's East Africa correspondent, Cathy Jenkins, says
 after decades of rule, most warlords don't want to give up their power.

KOR/UP
By Alice Muthengi in Nairobi
SOOMAALIYA SOMALIA
Dagaalki sokeeye ee Soomaaliya dhibaata walba dad ha gaarsiiyee haddii lagu waana qaadanaayo qabyaalad khasaarooyinka lagala kulmaayo iyo faa'iidadarradeeda
waa la arkay run kalena weey soo baxday.
Waa la ogaaday sida fudud uu Qaran u burburikaro, hanti loo soo dhibtooday nolol is qabto meel cidla ah laga soo istaagi karo, laguu dili karo reer hebel ayaad tahay adigoo wax dambi ah galin iyo in la isu baahanyahay oo dagaal walboo jiro la isu gudbaayo inkastoo dariiqa la isku sii furankaro ama naf lagu waayi karo.
Arrinta uugu sii daran waa qalad aan is dhihi jiray goormaa la qirandoonaa, dadkaan soomaaliyeed dambiga laga galaayana la joojin doonaa.
Waxaan aragnay in wadammada reer galbeedka ah ee la weeydiisto magangalyada siyaasadeed marki ay gobollo Soomaaliyeed oo badan ay ku tilmaameen in ay xasilooni ka jirto qofki ka yimidna loo celinaayo si degganaasho looga helo dad badan oo qabiil kasta leh sheekteen in ay u dhasheen qabiil Soomaaliya laga yiraahdo nasab dhiman oo xuquuq walba laga xaqiro cilmi kasta iyo maal kasta ha lahaadaane.
Dad Muslim ah, leh Sheekh, Shariif , cilmi, qurux, asluub iyo dhaqanba leh dadki GUN ku sheegay maantana xaqdarradeey galeen qiranaayaan in ay qalad tahay dhuunina ku dooneen, garoomada aduunkana ha la iigu gargaaro gacmaha u hoorsaday GOB iyo GUN wax la dhahaa jira ma dhihi karaan ?
SOOMAALIYEEY MAA LAGU WAANA QAATO QABIIL WUXUU YAHAY.
KOR/UP
Home  Puntland News      Puntland News1   Home
Maxaabiista Soomaalida ee ku xiran Itoobiya Bosaso, Somalia 05-Apr-2000
Qoraalkan waxaa noo soo gudbiyey Bashir Sh.Mohamed oo ku nool waddanka Talyaniga.
Maxaabiista Soomaalida ee ku xiran Itoobiya

"DIXIRIGII KA SOO BAXAY MAYDKII XABSIGA KU DHINTAY INTII AAN XIRNAYN AYAA ANAGAOO NOOL NA CUNAY…"KUTUBO QURAAN AYAA WAXAA NALAGU YIRI KUNA ISTAAGA, HANA LAGU KAADSHO"
Wareysi nin 17 bilood ku xiraa Itoobiya.
Todobaad ka hor waxaa xarunta wargeyska Sahan ee Boosaaso soo gaarey nin diif iyo dhibaato xoog lihi ka muuqato korkiisa, maalmihii la soo dhaafay ayaa ninkaas la dhigay Itbitaalka guud ee magaalada, waxaa horay u dhamaatay mid ka mid ah labadiisa xaniinyood dhibaato ka soo gaartey garaacis iyo ciqaabo lagu sameeyey awgeed sida uu sheegay, tii kalana waxaa laga saarey intii uu joogay Boosaaso ka dib markii ay ay bukootey.
Ninkan oo la yiraahdo Axmed Xasan Maxamud, waxa uu sheegay in laga qabtay magaalada Dhagaxbuur, bartamihii 1998kii, wuxuuna xirnaa sanad iyo shan bilood "intaas aan xiraana war iyo wacaalo laygama hayn, waxaana la soo daayey muddo ay ka soo wareegtay bil iyo xoogaa’ ayuu yiri Axmed Xasan oo u waramayay Wargeyska Sahan. Mar aan wax ka waydiinay sababtii lo qabtay waxaa uu noo sheegay, in uu ahaa nin safar ah oo wata Timir iyo Sonkor, kana safray Boosaaso, "markii aan halkaa tagay ayaa Ciidanka Itoobiya I qabteen, waxaana laygu yiri wxaa tahay Itixaad sidaas baa laygu xiray, aniguna Itixaad ma ahayn ee waxaan ahaa wadaad Saalixiya ah, alaabtii aan watay labadiiba waa lala wareegay, waxayna igu yiraahdeen alaabtaan waxaad u wadaa Taakulayn. Ilaa iyo hadana wax iiga soo noqday ma ay jiraan, oo waxa la wareegay Dowlada Itoobiya, markii lay yiri iska soco wax aan kuu hayno malehe" ayuu yiri Axmed.
Axmed waxaa kale oo uu sheegay in lagu xiray xabsiga Qabri bayax kadibna loo gudbiyey Xabsiga ku yaal meel duur ah oo shub ka samaysan, wuxuuna intaas raaciyey in indhaha laga xiray markii ay marayeen Tuulada Haramaayo oo u dhaxaysa Harar iyo Diridhabe, waxaa nagu bilaabay durbadiiba ayuu yiri garaac iyo jirdil, iyadoo nala waydiinayo in aan Itixaad nahay iyo in kale.
Axmed isga oo ka waramaya noloshii xabsiga waxa uu yiri "ragii ila socday waa nala kala reebay, god ayaana nala geliyey, 7 qofba waxaa la galiyaa hal god oo lagu ridaa gododkaas oo ah kuwo badan daboolkooduna iyo albaabkooduna waa shub, kaadidii iyo saxaradiina waa ku jirtaa, oo sidii xeero Alla bari taal ayay todobaadyada waligeedba na dhex ooli jirtay, bahaladii halkaa ka dhashayna sida baranbaradii iyo cayayaankii kale baa ku soo galaya oo ku cunaya, marka raashinka nala siiyo ee ay cuntadu gacantaada soo gasho waxaadan iska celin Karin Baranbaro oo kuligaa ku tafaysa"
Mar aan waydiinay dhibka ugu weyn ee xabsiga yaal waxaana ku jawaabay; "Jirdil si Bai’aadamnimada ka baxsan, ayadoo koronto lagugu qabanayo, dhabarka oo bir lagaa saarayo, bahal feerada dharka oo kale ah oo dabaysan hadii lagugu qatona hadii lagugu jirkaagu kalla daadanayo, markii lagu mariyo baa waxaa jirkaaga ka boodaya qiiq madoow, marka dadka la ciqaabayo Godkii intaan lagaa soo bixin ayaa indhaha lagaa xirayaa, Garaa lagugu soo qaadayaa" wuxuuna intaas raaciyay in la geyn jiray maxkamad khaas ah oo aan cidi kale joogin dhexdeedana lagu garaaci jiray taasi oo ku taal Diridhabe,
Waxaa naloo keeni jiray ayuu yiri nin Soomaali ku hadlaya oo calaamadda kiritaanku ay qoorta ugu jirto, si uu uga turjubaano. Maxkamadaas gudaheeda ayaa katiinad xaniinyaha nalooga qabtaa, bir ayaa dhabarka lagaa saarayaa saacadana waa laguu qabanayaa 10 daqiiqo markey ku saarnaatona waad miyir beelaysaa, ayuu yiri Axmed oo wali sheekadi wada, wuxuu intaas raaciyey, in gododkaas ay ku xiranyihiin Soomaali ka abadan 170 nin kuwaasoo uu ku qiyaasay in kabadan afar meelood marka loo qaybiyo saddex ka mid ahi ay yihiin dad aan wax lug ah ku lahayn ururka Itixaad, wuxuuna intaas ku daray in maxaabiista qaarkeed sheegeen in ay ari la joogeen markii la soo qabtay, kuwaasoo aan waligood alifka quraanba dhigan, Axmed Xasan waxaa kale oo uu sheegay in qaar ka mid ah dadku ay sheegteen in ay Itixaad kuwa ugu daran yihiin si loo dilo iyaga oo aan ahayn markii ay xamili waayeen noloshii jeelka.
Mar aaan Axmed su’aalnay wixii ugu naxdinta badnaa intii jeelka ku jiray waxa uu ku jawaabay: "waxaa iigu naxdinta badnaa markii ay ku dhinten 3 nin oo maxaabiistayadii ka mid ahaa maydkoodiina nalagula jirey godka 1 casho, oo ay meeshaas ku googo’een oo markii Dixirigii ka soo baaxay anagii na cunay ka dibna maydkaas lafahiisii ayaa nalaga saaray oo waxaa ay yiraahdeen waa ay isku dilayaan ee lafaha uun ha laga qaado, sababtoo ah in nala dilo raali baan ka ahayn anana hadaanu haysano wax aan isku dilno waanu is dili lahayn, waxaa kale oo ka mid ahaa maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa naloosoo saaray banaanka oo waxaa la soo bixiyey kutobo Quraan ah waxaa nalagu yiri kuna istaaga kitaabada, hana lagu kaadsho, kadib waxaa dhacday in inkii noogu horeeyey intuu qaaday uu dhunkadey, intayadii kalana aan sidaas oo kale yeelnay, ayaa askartii waxay maalintaas nagu ciqaabtay in ay na figeeyaan kuligayoba. Maalintii danbe ayaa waxaa naloo qaybiyey dhalooyin khamri ah oo waxaa la yiri ninkii caba waa la sii daynayaa, markaasaa niman aan waligood khamri cabini ay isku xaareen oo afkii googo’ay, in la sii daayo iskaba daaye waa looga sii daray" ayuu si quus leh u yiri Axmed. Axmed waa uu ii waday xgwarankii uu siinayay wargeysa Sahan oo wuxuu yiri "dadka halkaas ku jira wax ka warqaba ma ay jiraan, tusaale ahaan aniga xaaskaygii waa la dumaalany waxayna ii haysay 4 caruur ah, wax meesha lagu soo xiro waxaa ugu danbeeyey rag 41 nin ah oo laga soo xiray dhinaca iyo Doolow, magacyadoodana aanan wax ka aqoon, dadka halkaas ku xiran qaarkood waxaa ay ka gudbeen noloshii aadaanaha waxayna u gudbeen midi dugaaga, mana dhiman mana noola, marka aan suureeyana dhibaatada halkaas ka jirta oo aan soo aragnay waxaan oran karaa TACDIIBUL ISLAM, Dhibaatooyinka aniga halkaas iga soo gaarey waxaa ka mid ah, waan ku xiniiyo belay, midi way way dhamaatay, intay dilaacday sidii ay u dheecaameysay, tii kalena waa la iga saaray korkaygana waadba aragtaan, Mudadaa aan xiraa 11 17ka bilood ah hal maalin ma qubaysan oo nalooma ogolayn"
Ugu danbayntiina waxaa Axmed wax ka waydiinay waxa uu ka xasuusto magacyadii dadkii halkaas uu kaga yimid, kuwii dhintay iyo kuwa kale ee la sii daayay, isagoo su’aashaas ka jawaabayana waxa uu yiri, waxaa ka mid ahaa kuwa xabsiga aan kaga imid: 1- Saciid Cabdulle oo Ciidagale ah. 2- Axmed Shiikh Mumin oo Ogadeen ah. 3- Ina Catoosh oo Leelkase ah. 4- Cali Caydan oo Dhulbahante ah. 5-Axmed Faarax oo Cali Saleebaan ah. 6- Nuur Qurde oo Mareexaanka reer Doolow ah. 7-Maxamed Xaaji Cumar oo Gaadsan ah. 8- Caraale Ducale oo Habaryoonis ah. 9-Shiikh Bashiir oo Ogadeen reer Isaaq ah. 10- Sh. Maxamed Saalax Macalin Yusuf oo Ogadeen reer Cabdulle iyo Axmed Xaaji Muumin oo aanan garanaynin Qabiilkiisa. Waxaa kaloo ka mid ah nin Carab ah aanuna ku qiyaasaynay in uu u dhashay dalka Masar kuna hadlayey luqada carabiga, ahaana TABLIIQ oo in mudo ah ku jiray halkaasi magacisana aanan aqoonin nagalana joogay waxaan Soomaali ahayn kaligiis, sheegtayna in laga qabtay Jigjiga nawaaxigeeda. Waxaa iray sadex nin oo ku dhintay xabsiga oo la kala oran jiray. 1-Bashiir Muuse Aadan oo Ogadeen/Cawlyahan. 2- Ina Jacfar oo Habar-Gidir ahaa 3- Cabdi nuur Faarax Ogadeen/Bahgarri ahaa, saddexdaa nin madaxaa qarxay labana waa xiniinyo beeleen sidii katinad loogu qabanayey ayaa kaadidi ku dhegtay, waxaa nala soo wada daayey Cumar Dharaar oo Ciise Muuse ah"
SAHAN SANADKA 4AAD CADDADKA 155 ISNIIN 14/FEBRAAYO/00 9 DULQACDA 1420 BOG5
XARUNTA WARGEYSKA SAHAN BOOSAASO TEL: 6224 AMA 826111
Waxaan mahad u diraynaa : Bashir Sh.Mohamed oo noo soo gudbiyey qoraalkan Iyo
Xiriiriyaha beejkan :
Khadar Jacfar(Sweden  Malmö)
Phone : 46-36531777        

Xafiiskani, waa qayb kamid ah xafiiska Ra’isul Wasaaraha oo ay madax ka tahay wasiiru dowlaha dhinica Jaaliyadaha Marwo: Khadiija Ossoble Ali oo aad kala soo xiriiri kartid emailka iyo telefankan:
[email protected]
Tel. 252 1 218971

KOR/UP



Home